Somali Canada Day Celebrations in Calgary
The Somali Community in Calgary came together in a lively celebration to honor the independence days of Somalia and Canada. The event was attended by a diverse group of community members, including Professor Hussein Warsame from the University of Calgary, who is well-respected for his contributions. Also present was Honorable Muhammad Yaseen, Minister of Immigration and Multiculturalism, highlighting the importance of cultural diversity and unity in such gatherings. Adding an international touch, Ahmed Dhaqane from Copenhagen joined as a special guest, bringing his unique perspective to the festivities. The occasion was not only a joyful commemoration but also a testament to the strength and unity of the Somali community in Calgary.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Calgary ayaa isugu yimid xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay maalinta xorriyadda Soomaaliya iyo Canada. Xafladan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada oo uu ey kamid ahayeen Professor Xuseen Warsame oo wax ka dhiga Jaamacadda Calgary oo aad looga qadariyo waxqabadkiisa. Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa wasiirka socdaalka iyo dhaqamada kala duwan Mudane Muhammad Yaseen oo ku dheeraaday muhiimada ay u leedahay kala duwanaanta dhaqanka iyo midnimada kulamadan oo kale. waxaa sidoo kale marti noogu ahaay Axmed Dhaqane oo ka tirsan golada degaanka ee magaaladda Copenhagen ee wadanka Denmark .
Munaasabadan ayaan ahayn xus farxadeed oo kaliya balse waxay ahayd mid muujinaysa cududda iyo midnimada bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Calgary.