SCSC waxay u qabataa Naadiga Casharrada Guriga si bilaash ah. Waxay qabataa Arbaco kasta.
Somali Canadian Society of Calgary waxay u qabataa Naadiga Casharrada Guriga si bilaash ah. Waxay qabataa Arbaco kasta.
Arbaco kasta: 6:00 – 8:00 pm, Dabaqa sare ee Xarunta Bulshada Soomaaliyeed (Somali Community Centre).
Macluumaad dheeraad ah, iimayl u dir info@scscalgary.ca ama wac 403-265-7304.