Community Gathering

Community Gathering

Somali Community in Calgary hosted a community gathering during black history month to support Unity within Somalia and around the globe. Individuals participated were over 140 people who were from Calgary Somali Community and discussed many community building topics. our keynote speaker was Prof Hussein Warsame who teaches at University of Calgary.

Xaflada Taageeridda Midnimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay Somali House Calgary Maalintii Axadda aheyd Taariikhduna ku beegeed 11ka Bisha February sanadka 2024. Waxaa Marti inoogu ahaa xafaladda aqoonyahano Soomaaliyeed oo inooga yimid magaalada Calgary oo ka mid yahay Prof Hussein Warsame iyo martiaharaf kale oo fara badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *